Sarakiisha Boliiska Muqdisho oo ka hadlay shil argagax leh oo ka dhacay isgoyska Jubba

Ciidanka ilaalada Nabadgalyada waddooyinka ee Taraafiko ayaa war ka soo saaray Shil gaari oo ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka ilaalada waddooyinka Col. Muuse Kheyr ayaa sheegay in gaari xamuul ah oo Kunteener saarnaa uu ku dul dhacay gaari BL ah oo noociisu yahay Homey ama Caasi. “Darawalka Gaariga oo ka badbaaday … Continue reading Sarakiisha Boliiska Muqdisho oo ka hadlay shil argagax leh oo ka dhacay isgoyska Jubba